Hambalyo meherka Ismaaciil Ahmed Daahir iyo marwadiisa  Faisa Abdullahi Osman  oo meherkoodu maanta 17.02.19 ka qabsoomay London.
Waxay ahayd xafladii meherka ee ugu dadka Badnaa taasi ahayd Caruuska oo ah dhaliyarada London ugu firfircoon aadna ugu dhex jira bulshada.Waxa xaflada kasoo qaybgalay salaadiin,Aqoonyahano,dhaliyaro iyo bulshada qaybaheeda kala duwan
Shabakadda Salaanmedia meelkasta oo ah joogaan Waxaan Hambalyo aad u qaaliya u diraynaa  Ismaaciil Ahmed Daahir iyo marwadiisa  Faisa Abdullahi Osman  oo meherkoodu maanta 17.02.19 ka qabsoomay London waxaan leeyahay isku waara Ubad khayr qaba kala hela.
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.