Daawo:Wasaaradda Diinta oo Cayintay Xilliga Diiwaangelinta Maddarasadaha laga bilaabayo Gobollada, Dhammaadka Hargeysa & Baaqa Cusub

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Digniin u Diray Dadka raba inay furtaan Maddarasado Cusub

Hargeysa(SM):- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay 20-ka bishan maarso 2019-ka gobollada iyo degmooyinka dalka ka bilaabayso diiwaangelinta Maddarasadaha Diiniga ah, ka dib marka la soo gebo-gabeeyo wejiga koowaad ee diiwaangelintaas oo tan iyo 27-ka bishii koowaad ee sannadkan ka socotay Hargeysa.

 

Salaanmedia/Hargaysa