DAAWO Muuqaal Cajiib ah ee Muuse Biixi oo dhaliyey kubadda Gool laga Caawiyey

Berbera (Salaan Media)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xadhigga ka jaray garoonka kubadda Cagta ee Cabdalle Sandheere ee magaalada Berbera, ayaa xadhigga ka jaray roog la goglay garoonkaas, waxaana furitaankii garoonkaas madaxweynaha loo dhigay rikoodhe uu ku aftahay goolka lagu goglay roogga cusub, isagoo halkaas ka dhaliyey gool cajiib ah mid ka mid ah dhalinyarada masuuliyiinta ah ee magaalada oo Goo galay.

 

In kasta oo Gool-hayuhu ku dedaalay inuu qabto kubadda madaxweynaha haddana kuma guulaysan oo dirqi ayay kaga feketay kubaddu, isagoo gool-hayuhu u muuqday mid caawinaya madaxweynaha.

 

Haddaba Muuqaalka Hoose ka daawo Dhacdadan 

 

https://youtu.be/1eVV_ea0GE0