Waxan hambalyo iyo bogaadin u diraya dhamaan shacabka reer Somaliland gudo iyo debaadaba

Waxan hambalyo iyo bogaadin u diraya dhamaan shacabka reer Somaliland gudo iyo
debaadaba , xuska munaasibada sannad-guurada 28 aad ee ka soo wareegtay dib ula
 soo naqoshadii madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland 18 May 1991.
Somaliland 28 kii sannadood ee ay jirtay, waxay ku naalonaysay deganaanshoiyo nabad gelyo
iyada oo aan wax aqoonsi ah ka helin beesha caalamka.
Ayaa waxaa mudadaas qabsatay wax badan oo horumar ah, ayadoo ku gaadhay talo wadaag ,
 wada tashi iyo isutanaasul.
Waxan kale oo shacabka Jamhuuriyada Somaliland xusuusinayaa in ay nabadooda illaashadan,
cadaw badan ayaa jira oo hareeraha Somaliland ah.
Haddaba ka illaashada nacabka, Somalilandna ha jabo oo ha naxo.
Somaliland Guul.
Allah mahad leh,
Mudan: G. Xiis Maxamed Cige.
                  Holland