DAAWO Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee dalka oo maanta la soo xidhay

Hargeysa (SalaanMedia)- Waxa maanta la soo gebo-gabeeyey Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee dalka, iyadoo maalintii Salaasada ee 18-kii Bishan uu soo gebo-gaboobay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Hoose/Dhexe ee dalka.