Badhasaabka Maroodijeex iyo Ardayda Shaqo-Qaran oo Baaq nabadeed u diray Beelaha ku diriray degmada Ceel-Afweyn

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo ay weheliyaan Ardayda Shaqo-qaran ee gobolka, ayaa maanta si wada-jir ah baaq nabadeed ugu diray Beelaha walaalaha ah ee Colaaddu ku dhex-martay degmada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag.