Maayarka Hargeysa oo kulan Xog-ururin ah la yeeshay Ardayda iyo Dhalinyarada Caasimadda

Maayarka Hargeysa Cabdiraxman Maxamuud Caydiid, ayaa maanta kulan Xog-ururin ah la yeeshay Ardayda iyo Dhalinyarada Caasimadda.