Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo Shaaciyey Shirweyne lagaga hadli doono IT-ga

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technology-ada ee Somaliland Dr Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay wasaaradda, ayaa shaaciyey shirweyne heer Qaran ah oo la xidhiidha Cilmiga Casriga ah ee IT-ga.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKA HOOSE