Wasiirka Kheyraadka Biyaha oo dhagax-dhigay Keydka Biyaha Magaalada Boorama By Salaan - August 26, 2019 Wasiirka wasaaradda Biyaha Somaliland, ayaa maanta dhagax-dhigay Keydka Biyaha Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal.