Cilmibaadhis daahfurtay Xidhiidhka ka dhexeeya Quruxda iyo Maskaxda iyo Qiimeynta Ragga iyo Dumarka

Cilmi-baadhis Cusub oo daah-furtay duwanaansho la taaban karo oo u dhexeeya sida ay ragga iyo dumarku u qiimeeyaan Quruxda iyagoo adeegsanaya Maskaxdooda.

 

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Cilmi-baadhis oo si qoto-dheer uga warramaysa Arrintan