Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo sheegay in la Xidhayo Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee aan Ruqsadda ka Qaadan Wasaaradda

Wasiirka Horumarinta Waxbarashada Jamhuuriaydda Somaliland ayaa sheegay in albaabada loo laabayo  Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee aan sannadkan Ruqsadda ka Qaadan Wasaaradda.