Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Natiijada Qandaraasyo lagu Tartamay

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta shaaciyey shirkado ku guulaysatay lix mashruuc oo todobaadkii hore la daah-furay, waxaana maanta la soo bandhigay lix shirkadood oo ku guulaysatay qandaraasyada.

Faahfaahinta Warkan ka daawo Muuqaalka Hoose