Madbacadda Qaranka Somaliland oo Abaalmarinno ku maamuustay Shaqaalihii ugu Firfircoonaa Sannadkii 2019-kii

Hargeysa (SalaanMedia)- Madbacadda Qaranka Somaliland ayaa maanta abaal-marinno kala duwan ku maamuustay Shaqaalihii ugu Firfircoonaa Sannadkii 2019-kii.

Madbacadda Qaranka ee Somaliland, ayaa dhinacyo kala duwan horumar ka samaysay isla markaana wax-qabad la taaban karo soo bandhigtay muddadii uu xilka madbacadda hayey Maareeye Maxamuud Raage.

Sida munaasibadda laga sheegay, shaqaalaha madbcadda ayaa maareeyaha ku ammaanay wax-qabad uu soo kordhiyey muddo kooban uu hayey masuuliyadda siyaasadda maamul iyo hoggaamineed ee madbacadda oo si weyn loogu majeertay.

Faahfaahinta Warkan ka daawo muuqaalka hoose