Mayar-kuxigenka Casimadda Oo U Bushaareeyey Bulshada+ Digniin Uu U Diray Shirkadaha Laydhka

Mayar-kuxigenka Casimadda Oo U Bushaareeyey Bulshada+ Digniin Uu U Diray Shirkadaha Laydhka

Hargeysa(SM)-Maayar ku-xigeenka Casimadda Hargeysa Md.Cabdicasiis Maxamed Xaashi ayaa bulshada caasimada Hargeysa ugu bushaareeyey in Dhawaan la furi-doono mashaariic iyo Jidad cusub oo dhawaan dawlada hoose ee Hargeysa ka hirgalisay xaafadaha magaalada, isagoo sidoo kale fariin digniin ah u diray shirkada laydhka ee magaalada.

halkan hoose ka daawo warkan oo dhan

Salaanmedia/Hargaysa