TACSI…dhaamaan Ilma Ahmed Xasan Wacays (Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxay TACSI tiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Axmed Xirsi Caamir geerida ku timid  Allah ha u naxariistee Axmed Xirsi Caamir oo ku geeriyooday Hargaysa ..27.01.2020

TACSI…dhaamaan Ilma Ahmed Xasan Wacays (Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxay TACSI tiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Axmed Xirsi Caamir geeriga ku timid  Allah ha u naxariistee Axmed Xirsi Caamir oo ku geeriyooday Hargaysa ..27.01.2020

Hooyo Amina Aw Muuse Cateeye

Hooyo Xali Cilmi Jibriil

Siciid Ahmed  Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Sado Ahmed  Salaan odeygeeda iyo caruurteeda

Hinda Ahmed Salaan  iyo caruurteeda caruurteeda

C/Rashiid Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Muna Ahmed  Salaan iyo Odaygeeda iyo caruurtiisa

Farah Ahmed Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Amiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Mukhtaar Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Xamse Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Ayaan Ahmed  Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Xasan Ramadaan Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

C/wahaab  Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Nuuradiin    Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Kamaaladiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Dhaamaan dadkaas oo kala jooga Somaliland,Saudi Arabia,Canada,USA,London,Sweden.

 

Amiin                                   Amiin                           Amiin

 

TACSI

INAALI LLAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN