Hargeysa: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Mashaariic Kala Duwan oo Dowladda Hoose Hirgelisay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa kormeeray Mashaariic isugu jira Waxbarasho iyo Caafimaadka oo Dowladda Hoose ee Hargeysa ka Hirgelisay Caasimadda.