Tacsi.. Dhamaan Odayaasha Reer UK waxay Tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii uu ka tagay Chief Caaqil Daarood Caaqil Xirsi Caaqil Xandulle( Jaarbira) oo maanta ku geeriyooday Hargeysa.

Anagoo ah odayaasha reer UK ee hoos ku qoran waxaanu tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii uu ka tagay Chief Caaqil Daarood Caaqil Xirsi Caaqil Xandulle( Jaarbira) oo maanta ku geeriyooday Hargeysa.
Marxuumka waxaan Illaahay uga baryeynaa inuu dembigiisa dhaafo Jannatul Firdowsana geeyo.
Dhammaan ehelkii uu ka tegayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa tacsida diraya;
1. Ismaaciil Baaruud Shibbiin
2. Cabdisalan Max’ed Ibrahim
3.Rashid Haybe Cige
4.Axmed Ismaciil Baaruud
5.Yusuf Cismaan Dakharre
6. Maxamud Casayr Saleebaan
7. Cabdi Jaamac Cige
8. Xamse Adan Jaamac
9. Axmed Cabdillahi Yusuf
10.Dheeg Kaahin
11.Maxamed Yusuf Cawale
12.Maxamed Yusuf Iidaan
13.Cali Cabdi Haybe
14.Kayse Cabdillahi Bahilawe
15.Cabdi Muuse Cabdillahi

Aad baad u mahadsan tahay

Cabdisalam M Ibrahim (Suulceyn)