Dowladda Hoose ee Hargeysa oo 320 Miis iyo Kuraastoodii ku wareejisay Wasaaradda Waxbarashada JSL

Dowladda Hoose ee Hargeysa ayaa 320 Miis iyo Kuraastoodii ku wareejisay Wasaaradda Waxbarashada Somaliland