Mudane Ka Tirsan Guurtida Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Baanka Dhexe Uu Ka Masuul Yahay Sicir Bararka Dalka Ka Taagan Hargeysa.April.22,2017-

Mudane Ka Tirsan Guurtida Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Baanka Dhexe Uu Ka Masuul Yahay Sicir Bararka Dalka Ka Taagan.

Hargeysa(SM)April.22,2017-Xildhibaan Saciid Maxamed libaax oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay abaaraha dalka ka taagan,isaga baanka Dhexe ku eedeeyey inay ka masuul yihiin sicir bararkan dalka ka taagan ee aafeeyey bulshada Somaliland.

Salaanmedia/Hargaysa