MA U BAAHAN TAHAY DHAKHAATIIR CAALAMIYA DALKA JERMALKA(GERMANY) IYO ADDEEGYADDA AY SHIRKADDA HASSAN MATAAN MEDICAL SERVICES OO IDIIN FUDUDEYN DOONTA..WAXBIXIN IYO MACLUUMAAD DHEERAADA.

MA U BAAHAN TAHAY DHAKHAATIIR CAALAMIYA DALKA JERMALKA(GERMANY) IYO ADDEEGYADDA AY SHIRKADDA HASSAN MATAAN MEDICAL SERVICES OO IDIIN FUDUDEYN DOONTA..WAXBIXIN IYO MACLUUMAAD DHEERAADA.

Sabti.04.03.17London(SM)Ma u baahan tahay dhakhaatiir caalamiya dalka Jarmalka(Germany) iyo Adeegyada ay shirkada Hassan Mataan Medical Service oo idiin fududeyn doona.Warbixin & Macluumaad dheeraada.

Mataan Medical Service

Baadhis Caafimaad Germany

Hassan Mataan Medical  Service wuxuu diyaar  idiinla yahay qofkii doonaya inuu Jarmalka(Germany) caafimaad u tago in  madaarka(DUSSELDORF..DUS)dalka Jermalka laga qaadaayo,laguna soo celin doono madaarka marka hawshiisa losoo dhameeyo,Mudo yar oo koobana loogu soo dhameyn doono baahidiisa caafimaad.meeshii la degi lahaa oo loo  diyaarinaayo.

iyadoo loo soo dhammeeyey baahiyihiisii caafimaad.

Adeegyada ay shirkada Hassan Mataan Medical Service idiin samaynayso waxaa ka mid ah:

Iyadoo la’ idiinka tarjumi doono dhakhaatiirta Jarmalka.

Goobihii la degi lahaa oo la idiin diyaariyo.

Dhakhaatiir khibradoodu aad u sarreyso oo aad ku qanci doontaan.

Qofkii Diyaarad ku imaanaya Germany wuxuu ka soo degayaa

Dusseldorf  (DUS) International Airport.

Qofkii ku imaanaya Bus-Coach,wuxuu ka soo degayaa

Dusseldorf Bus-Coach Station.

Haddaba Hassan Mataan Medical Service waxaad kala soo xiriiri kartaa Telefoonadan:

UK Mobile                  0044-7958224775

Germany Mobile       0049-163 510 1880.

Wab’ilaahi Tawfiiq.

MATAAN MEDICAL SERVICES

(GERMANY)

IMG_6853

–0—0—0—0—0—0–0–0–

MATAAN MEDICAL SERVICES

Waxay Idiinla Diyaar  Tahay  Qofkii  Baadhaya-

Caafimaadkiisa.

Dhakhaatiir ku kala  Takhasusay Cudurada

Beerka, wadnaha, kelyaha, Sambabada

iyo Dhammaan Uurkujirta Qofka.

-Dhakhaatiirta- Lafaha

-Dhakhaatiirta- Neerfaha

-Dhakhaatiirta- indhaha

-Dhakhaatiirta- Jidhka

-Dhakhaatiirta- Dumarka

-Dhakhaatiirta- Cunaha,Sanka iyo  Dhegaha

Dhakhaatiirta- Caruurta.

-Dhakhaatiirta- Macdanta Raga iyo Dumarka

                           Kelyaha iyo kaadimareenada

-Waxaa kaloo la idiin Balanqaadayaa in Qofkasta

Sirtiisa la adkaynayo

Fadlan nagala soo xidhiidha

Telefoonkan:UK   00447958224775

Germany:         00491635101880

Wabillaahi Towfiiq      

Screen-Shot-2017-03-04-at-00.02.19-1024x111