Murashax Cabdiraxmaan Cirro oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Wax-garad iyo Odeyaal Ka Soo Jeeda Deegaanka Balli-cabane ee Gobalka Hawd[+SAWIRO]

Image may contain: 19 people, people smiling, people standing, shoes and outdoorArbaca.26.07.17Hargeysa(SM):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillahai (Cirro), ayaa maanta kulan hadhimo sharafeed ah hotel Ambassador ee Hargeysa ugu sameeyey siyaasiyiin, wax-garad, cuqaal iyo weli ba taageerayaal kale oo ku soo biiray Xisbiga WADDANI oo ka soo jeeda beelaha Yaasif ee Sacad Muuse oo dega deegaanada Balli-cabane ee gobalka Hawd.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor

Kulankan oo uu ka soo qeyb-galay guddoomiye Cirro, ayaa waxa sida oo kale ku wehelinaayey xoghayaha guud ee Xisbigaasi, siyaasi Aadan Dhoola-yare, xildhibbaano, siyaasiyiin iyo xubno ka mid ah hoggaanada iyo guddiyada fulinta ee Xisbigaasi.Image may contain: 3 people, people sitting

Qaar ka mid ah odeyadii iyo wax-garadkii ka soo jeeday beelaha Yaasif ee Sacad Muuse oo halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay ku soo biiraan Xisbiga WADDANI, iyaga oo si aada ugu dheeraaday taageerada ay u hayaan Xisbigan iyo weli ba sida oo kale dhaliilo xooggan iyo tabashooyin ay sheegeen in ay ka tabanayaan Xisbiga KULMIYE oo ay halkaas ku soo bandhigeen.Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting and indoor

Murashax Cirro oo isna dhankiisa la hadlay siyaasiyiintaas iyo wax-garadkaasi, ayaa si weyn u sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu kulan la qaato isaga oo balan-qaadey in uu wax badan ka qaban doono baahiyahii ay halkaas ka soo jeediyeen marka uu Xisbigu ku guuleysto talada dalka Somalilandgmail.

DAAWO, Sawirada Warkaas,

Image may contain: 5 people, people sittingImage may contain: 2 people, people sitting, beard and indoorImage may contain: 1 person, beardImage may contain: 3 people, beard and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 peopleImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting and beardImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: one or more people and people on stageImage may contain: 1 person, sitting, beard, eyeglasses and indoorImage may contain: 2 people, people on stage, people standing and indoorImage may contain: 2 peopleImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 2 people, people smiling, people sittingImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, beardImage may contain: 1 person, beardImage may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people, people sitting and people eatingImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, smiling, eyeglassesImage may contain: 1 person, eyeglasses and beardImage may contain: 19 people, people smiling, people standing

 

Salaanmedia/Hargaysa