Daawo:Barnaamijka uu Xisbiga Kulmiye ku ololeynayaa aanu ka turjumeyn Baahida aas-aasiga ah ee shacabka Somaliland. Barnaamijaka kulmiye waa mid ku saleysan is xulafaysigii dalka hore loogu dhacay.

Daraasad balaadhan ka dib , waxaa lasyku wada raacay in Barnaamijka uu Xisbiga Kulmiye ku ololeynayaa aanu ka turjumeyn Baahida aas-aasiga ah ee shacabka Somaliland. Barnaamijaka kulmiye waa mid ku saleysan is xulafaysigii dalka hore loogu dhacay.
Maanta rajada keliya ee Shacabka JSL waa in isbedel cusub oo kheyr qabaa dalka si nabadgelyo ah uga dhacaa si loo soo dhiso dawlad cusub oo ay hogaaminayaan dad cusub si kalsoonidii , karaamadii iyo rajadii shacabka Somaliland ay u soo noolaato oo u soo noqoto.

Waa-Billahi Towfiiq