WAR DEG DEGA:Muuse Biixi Oo Socdaal Ku Tagay Xaafada Axmad-dhagax Ee Hargeysa Mudaharaad Iyo Dhagaxtuur Lagala Hortagay Iyo ilaaladiisa Oo Rasaas…09.11.17

WAR DEG DEGA:Muuse Biixi Oo Socdaal Ku Tagay Xaafada Axmad-dhagax Ee Hargeysa Mudaharaad Iyo Dhagaxtuur Lagala Hortagay Iyo ilaaladiisa Oo Rasaas…news

09/11/2017 (SM) War imika naga soo gaadhay xaafada AXmad Dhagax ee Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Muuse Biixi iyo kolonyo baabuur ah oo galbinaysa socdaal ku tageen Xafadaasi isla markaana dhalinyaro iyo shacabka xaafadu dhagaxaan kala hortageen.Muuse Biixi ayaa awoodi kari waayay inuu galo xaafadaasi isla markaana ilaaladiisa ayaa rasaas kor u riday si ay shacabka ku qaylyay Muuse Biixi u joojiyaan.Muuse Biixi ayaa lacadeeyay inuu xoog ku dhaafay xaafadaasi isla markaana socdaal ugu talaabay magaalada Salaxley ee duleedka Hargeysa.

Boramanews ayaa loo xaqiijiyay in waxdhaawac ah ama dhimasho ahi ka dhicin rasaasta ay ilaalada Muuse Biixi fureen.

Kacdoonka Muuse Biixi lagala hortagay xaafada Axmad Dhagax ee Hargeysa ayaa muujinaysa sida beesha Arab wax taageero ah ugu haynin Muuse Biixi.

Salaanmedia/Hargeysa

Source Boorama news