Somaliland Miyaa laga waayey Cidkaloo Xil Qabankarta. Aaway reerihii kale, ma’saasbay ku qanceen shan sanoo kale

Somaliland Miyaa laga waayey Cidkaloo Xil Qabankarta. Aaway reerihii kale, ma’saasbay ku qanceen shan sanoo kalemaqaal3-150x150

Xilalka Ay Beesha Habar-Jeclo Kahayso Somaliland

1. Madaxwaynaha Somaliland habarjeclo
2. Gudoomiya Guurtida habarjeclo
3. Wasiirka Madaxtooyada habrajeclo
4. Wasiirka Macdanta habarjeclo
5. Wasiirka Hawlaha Guud habrjeclo
6. Wasiirka Dib U danjinta habarjeclo
7. Wasiiru Dawlaha Xanaanada iyo Xoolaha habarjeclo
8. Wasiiru Dawlaha Waxbarashada habarjeclo
9. Wasiir ku Xigeenka Arimaha Gudaha habarjeclo
10. Wasiir ku Xigeenka Beeraha habarjeclo
11. Wasiiru dawlaha duulista iyo hawada habarjeclo
12. wasiiru dawlaha caafimaadka habarjeclo
13. Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka habarjeclo
14. Agaasimaha guud ee wasaarada biyaha habarjeclo
15. Agaasimaha guud ee wasaarada deegaanka habarjeclo
16. Agaasimaha guud ee wasaarada amniga habarjeclo
17. Agaasimaha guud ee wasaarada tacliinta sare habrjeclo
18. Agaasimaha wasaarada warshadaha habarjeclo
19. Gudoomiyaha Gudiga qandaraasyada habrjeclo
20. maareeyaha haayadaha kantaroolka tayada habarjeclo
21. Maareeyaha Macdanta Qaranka habarjeclo
22. Maareeye Ku xigeenka Dakada Berbera habarjeclo
23. Maareeyaha lacagta komishinka habarjeclo
24. Gudoomiyha Xakamaynta HIV habarjeclo
25. Xubin Gudida Doorashooiynka Qaranka habarjeclo
26. Gudoomiye Ku xigeenka haayada shaqaalaha habarjeclo
27. Xubin Gudiga cadaalada habarjeclo
28. Xubin Gudiga cadaalada habrjeclo
29. Gudoomiye ku xigeenka komishinka doorashoyinka habarjeclo
30. Gudoomiyha ladagaalanka musuqmaasuqa habarjeclo
31. Taliyaha Ciidanka sirdoonka habrjeclo
32. Taliye ku xigeenka ciidanka asluubta habarjeclo
33. Safiirka ingriiska habarjeclo
34. safiirka emaratka habarjeclo
35. badhasaabka Gobolka Sanaag habarjeclo
36. Badhasaabka Gobolka Hawd habarjeclo
37. Gudoomiye ku xigeenka G. Saraar Habarjeclo
38. Maayerka Burco habarjeclo
39. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye habarjeclo
40. boqolkiiba 30 gudiga golaha dhexe ee kulmiye habarjeclo
Beesha Habarawal
1. Wasiirka Maaliyada habarawal
2. wasiirka ganacsiga habarawal
3. wasiirka warshadaha habarawal
4. wasiirka Beeraha habarawal
5. Wasiirka Arimaha Dibada Habarawal
6. Wasiirka Garsoorka habarawal
7. Wasiir ku xugeenka Maaliyada habarawal
8. Wasiir Ku xigeenka Madaxtooyada habarawal
9. Wasiir Ku xigeenka Cadaalada Habarawal
10. Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha habarawal
11. Wasiirk ku Xigeenka amniga iyo A. gudaha habarwal
12. Agaasimaha Madaxtooyada habarawal
13. Agaasimaha Warfaafinta habarawal
14. Agaasimaha shaqaalaha iyo arimaha Bulshada habarawal
15. Gudoomiyaha Haayadaha komishinka habarawal
16. Gudoomiyaha haayada masiibooyinka dabiicigaa habarawal
17. Agaasimaha haayada wadooyinka habarawal
18. Agaasimaha Wakaalada biyaha habarawal
19. maayerka Hargaysa habarawal
20. Maayerka Berbera haberwal
21. Badhasaabka G. Togdheer habarawal
22. Badhasaabka Daadmadheedh habarawal
23. Badhasaabka Saraar habarawal
24. Xafiiska Sakooyinka habarawal
25. Agaasimaha Xafiisak samafalka habarawal
26. Gudoomiyaha hayada xuquuqul insaanka habarawal
27. Maareeyaha Tiifiiga qaranka habarwal
28. Maareeyaha Dakada Berbera habarawal
29. Maareeye ku xigeenak sadaxaad Dekada berbera habarawal
30. Badhasaab ku xigeenka G togdheer habarawal
31. Taliyaha ciidamada qaranka habarawal
32. Taliye ku xigeenka ciidanka booliska habarawal
33. Taliyaha ciidanka dabdamiska habarawal
34. lataliyaha madaxwaynaha arimaha dhaqaalaha habarawal
35. lataliyaha madaxwaynaha arimaha saxaafada habarawal
36. gudoomiyaha wargayska dawlada habarawal
37. Gudoomiyaha Maxkamada dastuuriga ah habarawal
38. Agaasimaha Guud ee Amaanka habarawal
39. Agaasimaha haayadaha aideska habarawal