Ogeysiis…Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro iyo waftigii uu hogaaminaayey oo Sabtida 19.4.14 London kula kulmi doona Jaaliyadda reer Soomaaliland iyo tageerayaasha xisbiga Waddani ee UK..London.

1375939919sa (1)

Waxa la Ogeysiinayaa dhamaan shacabka reer Soomaaliland ee ku dhaqan UK Gaar ahaan London in Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliland ahna G Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro).  iyo Weftiga uu hogaaminaayo ay la kulmi donaan Jaaliyadda reer Soomaaliland ee degan dalkan Ingiriiska maalinta

Sabtida 19-04 2014

Weftiga uu Hogaaminaayo Gudoomiye Cabdiraxmaan  ayaa kulamo Balaadhan laqaadan Doona Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo Jaaliyada Somaliland ee Waddankan Ingiriiska.

Dhamaan waxa lagu wargalinayaa shacabka reer Somaliland iyo tageerayaasha xisbiga Waddaniba in ay goor hore yimadaan si ay uga bogtaan dhamaan khudbadaha  kala duwan ee madaxdu soo jeedin doonaan.

Ciwaanka Guubtu.

Ciwaanka Goobtu waa sidatan :- 22 Western Road,Wood Green,London N22 6UH

Buss..N29,     Wood Green Station

Train….Piccadilly line

data=VLHX1wd2Cgu8wR6jwyh-km8JBWAkEzU4,B5NCgHno7qKz5e3wrJgoesQWthtZnvyIbk651G4_bKGxS6O5_D_aOXkGeO2Fi_1WlIjuk948wxPIedUOyntPCUvvwCLCve-qqrrTwA

 

 

 

Kala Xidhiidh Qaban Qaabiyaasha

Khaalid Axmed…07508364547

Saadiq Amiin….07957740041  

Maxamed Saciid….07949411706  

Faakhir…………..   07453891530

Muna Xandule….07429010536

 

 

Â