Mahad celin dhamaan tageerayasha xisbiga Waddani iyo umada reer somalliland meel kasta oo ay jogto sida quruxda

unnamed (1)

Mahad celin dhamaan tageerayasha xisbiga waddani iyo umada reer somalliland meel kasta oo ay jogto sida quruxda badan ee ay ugu qayib qaaten xafladii ka dhacday london 19/4/14 oo ahaayid ti ugu horayisay ee xisbi qaran ka dhigo UK tii ugu quruxda badnaayid,

Waxaan mahad gara uu dirayaa dhamaan gudida qaban qabada iyo qofkasta oo mal iyo maskax galiyay in aay qabsoonto xafladani.

(mahad gara labada laamod ee sout east iyo North london )

Iyo waliba dhamaan lamaha UK iyo gudida sare UK, mahad gara waxa leh habli ka qayib qaatay.

Muna xandule

Nimo iid

Hibo guray

amina xidig

Faisa

Amal cabaade

Faakhir

Canab

Iyo ciid kasta oo ka qayib qadatay

Waxaan uu mahad celinayinaa Gudoomiya xisbiga  waddani Craxmaan  maxamed C/laahi (ciro ) iyo gudidi la socotay.

Sido kale dhamaan saxaafda somaliland.

Ala mahad leh

Khalid Axmed Cismaan/ Xuseen Adan Cade

Gudoomiya south east iyo North london