Daawo Sawiro..Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Hotel Nomad casho sharaf lagu sii sagootinaayey ka dhacday,kuna sii jeeda Somaliland.

IMG_2251

Qaar ka mid ah Madaxda Xisbiga UCID ee UK,Gudida Garabka Haweenka Xisbiga UCID,Dhalinyaro ayaa xalayto Hotel Nomad oo ku yaala galbeedka magaaladda London casho sharaf lagu sii sagootinaayey ku qaabilay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe. casha sharafta oo lagu soo qaaday arimaha Xisbiga UCID iyo socdaaladii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe uu ku galaa bixiyey dalalka Mareykanka iyo waxyaalihii uga soo qabsoomay.

IMG_2257

Waxa dhinac kale madaxda xisbiga UCID ee qaybaha kala duwani ay warbixin kusoo bandhigeen hawlaha xisbiga ee UK,Yurub,iyo xaalada guud ee Somaliland wakhtigan xaadirkaa. Ugu danbeyntii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa aad ugu mahadceliyey kulankan lagu sii sagootinaayey kulana dar-daarmay der-der galinta hawsha xisbiga iyo arimo kale oo xibigu ay aad uga wada hadleen. Waxa uuna madasha casho sharaftu kusoo dhamaatay guul.

Salaanmedia /London

IMG_2248 IMG_2249 IMG_2250 IMG_2254 IMG_2255 IMG_2258 IMG_2259 IMG_2270 IMG_2272