Daawo Sawiro..Ururka SAGIC oo qalab Sporti ugu deeqay ciyaartoyga xaafadda Guryosamo ee Caasimadda Hargaysa.

IMG_2849

 

 

 

 

Gudoomiyaha Ururka SAGIC Sacad Maxamed Qawdhan iyo qaar ka mid ah jaaliyadda Reer Somaliland ee London ayaa deeq shalayto  Sportiga gaadhsiiyey dhalinayradda xaafadda Guryasamo.

IMG_2847

Xaflada lagu gudoonsiinaayey qalabka ayaa waxa goobjoog ka ahaa qaar ka mid ah saxaafadda iyo Gudoomiyaha Olombigada Somaliland Xasan Waraabe cade iyo aqoonyahan reer Somaliland ah oo kasoo kicitimay dalka Ingiriiska.Madasha lagu gudoonsiinaayey qalabka Sportiga ayaa waxa ugu horeyn hadalo kooban kasoo jeediyey Gudoomiyaha Ururka Sagic Sacad Maxamed Qawdhan oo ka waramay muhiimadda Sportiga uu ugu fadhiyo dhalinyaradda.

IMG_2831

Waxa kale oo ka hadlay gudoomiye Xasan Waraabe cade oo isna hadalo kooban ugu mahadceliyey dadkii ka qayb qaatay qalabkan dhalinayradana usoo jeediyey dedaal iyo horumarka dalka. Waxa kale oo k hadlay Gudoomiyaha Guud ee Oodweynenews Cabdirashiid Jaamac Kaahin,Qaar ka mid ah dalinyaradda qalabka la gudoonsiyey Waxayna kuso dhamaatay Guul.

Salaanmedia/Hargaysa

IMG_2777 IMG_2779 IMG_2780 IMG_2786 IMG_2787 IMG_2788 IMG_2789 IMG_2793 IMG_2800 IMG_2804 IMG_2812 IMG_2818 IMG_2819 IMG_2823 IMG_2824 IMG_2825 IMG_2828 IMG_2830 IMG_2831 IMG_2839 IMG_2842 IMG_2843 IMG_2845 IMG_2847 IMG_2849 IMG_2850 IMG_2851 IMG_2854 IMG_2856 IMG_2858 IMG_2865 IMG_2866 IMG_2872