Caadeesiga Wax ka Sheeg Dadka Bir Ma Geeydoda ah

MAQAAL

Wax aan maalinkasta media  yaha ku arkaa nin isku sheegaya Abdi Mustafe oo Canada jooga oo naxli iyo hadalo nusqaan ah ku soo qora websites dhowr ah.  Wax uu maanta tii oo ay tahay Bishii RAMADAAN waliba tobankii cisho ee u danbeeyey  soo qoray in uu Madaxweyne Siilaanyo  aanu caafimaad qabin oo uu xanuun  uu ka joogi kari waayey uu soo baxay oo uu la soo cararay. Waa yaab sidee ayuu ku ogaaday ma dhakhtarkiisii oo magacan la baxaa?

Tallow askgu ma isku hubaa caafimaad inuu waligii ahaanaayo,  fajaciso ileeyn anagaa wax aragnay.

Ninkan oo isku sheega Abdi Mustafa oo ah nin aan wax uu la hadhaa jirin  kii yoo isle lagu garan mayo, wax aan u sheegaya  in la garanaayo si kasta oo magacyo ula baxo. Dadka birmo geeydado ah wax haboon in la ixtiraamo lana sharfo.

Wax saaxiib kaaga digayaa in aad ka waantooti naxliga aad qaybinaysid

 

Raage_ismail@yahoo.com