Daawo Muqaal: Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Kullan Uu La Yeeshay Saraakiiska Itoobiya U Qaabilsan Dhinaca Amaanka Kana Hadlay Xuduuda Xidhan

July 24, 2014 Adis Ababa(SM) – Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Warran Cadceed Oo Safar Ku Jooga Itoobiya Ayaa Ka Warbixiyay Kullan Uu La Yeeshay Saraakiiska Itoobiya U Qaabilsan Dhinaca Amaanka.