Maxa Wali Xidhay Ee Loo hagraday Airport-ka Magalada Burco Oo Ah Halbawle Ay Baahi Qaba GObolada Bariga Somaliland

Maxa Wali Xidhay Ee Loo hagraday Airport-ka Magalada Burco Oo Ah Halbawle Ay Baahi Qaba GObolada Bariga Somaliland

th
Mrka Hore Waxaan salaamaya Saxaafada Dhex-dhexaadka Ah Iyo Shacabka Qiimaha Badan Gudaha Iyop Dibadab waslaamu Calaykum Waraxmatulaahi wabarakaatu 
Markalabad waxa Is waydiin Mudan Waxa Loo Hagrasday Loona furi Waayay Loogana war-Wareegaayo Madaarka Magalada BURCO OO Ah Halbawle Ay Baahi Qaban Dhamaanba Gobolda Bariga Somaliland 
Iyadoo Sidaynu Wada Ogayn Ay Qurba Jooga Reer Somaliland Iyo Kuwa Gobolka Togdheerba U Kaceen Kuna Caawiyeen Dhaqaale Aad U Badan hadab Hadii Loo Hagar Baxay Muxuu Wasiirka Duulista Iyo Hadawad oo Ah Mid Ku Dhashay Magalada Burco waxan Ku Bartay uga Caga Jidaya ee Hadab waxaan Ku Guubabinaya Dhamaanba Bulsha waynta Degta Bariga Soomaliland Inay Ka Hadlana Kana Mudaharaadan Hadii Si Deg Dega Loga Jawaabi waayo Baaqayada Iyo Maqalada Aan Kaga hadlayno
waxaanan Si Gaara Uga Codsanayna Dawlada Iyo Madaxwayanahaba Inay Si Deg Dega Uga Hadalan Una Dhamays Tiraan Madaarka Magalada Burco Hadii Kale Ay Sheegeen Caqabadaha Hor Taagan Wixii Intaas Dhaafasani Waa Hagrasho Badheedha Ayaanu Leenahay Hadaanu Nahay Jaliyadaha Qurba Jooga Bariga Somaliland.
WABILAAHI TAWFIIQ 
By Qurba-Joogta Bariga Somaliland