TACSI…dhaamaan Ilma Ahmed Xasan Wacays (Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxa aanu TACSI tiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Maxamed Cabdi Axmed oo Aabahood Marxuum Maxamed Cabdi Axmed ku geeriyooday Adis-Ababa shalay 22.9.14 ILAAHAYNA waxaaan uga baryanayaa Naxariistii Jano..

TACSI

Anagoo oo ah dhaamaan Ilma Ahmed Xasan Wacays (Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxa aanu TACSI tiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Maxamed Cabdi (Cadow yuurura) geerida naxdinta leh ee ku timid Abahood. Marxuum Maxamed Cabdi Axmed oo ku geeriyooday Adis-Ababa shalay 22.9.14 ILAAHAYNA waxaan uga baryaynaa janadii fardoowsa,Eheladii iyo Qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan Ilaahay ha siiyo.

Hooyo Amina Aw Muuse Cateeye

Hooyo Xali Cilmi Jibriil

Siciid Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Sado Ahmed Salaan odeygeeda iyo caruurteeda

Hinda Ahmed Salaan iyo caruurteeda caruurteeda

C/Rashiid Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Muna Ahmed Salaan iyo Odaygeeda iyo caruurtiisa

Farah Ahmed Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Amiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Mukhtaar Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Xamse Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Ayaan Ahmed Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Xasan Ramadaan Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

C/wahaab Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Nuuradiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Kamaaladiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Dhaamaan dadkaas oo kala jooga Somaliland,Saudi Arabia,Canada,USA,London,Sweden.

 

Amiin Amiin Amiin

 

TACSI

INAALI LLAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN