TACSI…Suldaan Maxamed Xasan oo Hargaysa saaka 16.6.15 ku geeriyooday.Allah ha u naxariisto

TACSI

Inaalilaahi Wanaalilaahi TACSI…Suldaan Maxamed Xasan oo Hargaysa saaka 16.6.15 ku geeriyooday.Allah ha u 

Dhamaan dadka Hoos ku xusan waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Suldaan Maxamed Xasan oo ku geeriyooday Saaka magaaladda Hargaysa,Waxay dhamaan Ilaahay uga baryahaan in Eheladii iyo Qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland Samir iyo iimaan ka siiyo,Isagana Naxariistii jano ka waraabiyo.

 

Mustafa Cabdilaahi 

Sacad  Maxamed Qawdhan

Mukhtaar Dhufuluq

Cabdiqaadir Siciid Aadan

Maxamed Qambi

Dayib Xaji Axmed Qulumbe

Xuseen Dhalin

Xamse Axmed Salaan

Maxamed Daahir

Axmed Muuse Yusuf

ibraahim Cali Cilmi

Cali Seenyo 

Cabdiweli Cabdi Geele

Maxamed Xasan Jaamac (Quule)

Mustafa Cismaan Tuurqudhun

Mustafa Cabdilaahi

Rashiid Dalab

Muna Xaaji Cabdilaahi

 

Â