Daawo Sawiro…Munaasibad Qado-Hadhimeed ah Oo Lagu Sii Sabootinayey Suldaan Saleeban Cawil Dirir Oo Maanta Ka Qabsoontay Hotel Ambassador Ee Magaladan Hargeisa

Munaasibad Qado-Hadhimeed ah Oo Lagu Sii Sabootinayey Suldaan Saleeban Cawil Dirir Oo Maanta Ka Qabsoontay Hotel Ambassador Ee Magaladan Hargeisa, Munasibadaas Oo U Soo Agaasimay Wasiirki Hore Ee Wasarrada Arimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale (Duur).
Qado-Hadhimeedkan Oo Kulmisay Siyaasiyiin Iyo Madax-dhaqameed Miisan Culus Ku Leh Dalkani Somaliland.

Salaanmedia/Hargaysa

1 2 3 4 5 6 7