War-Saxaafadeed Xil – Magacaabis Xisbiga UCID Laanta Wales UK

Ujeedo: Xil-Magacaabis

ucid
Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee xisbaga waxa uu manta oo ay Taarikhdu Tahay 29/09/2014 Loo magacaabay Gudoomiyaha Laanta Wales Md, Mubaarig Ahmed Mahamed .
Ka Dib Markii Aad Looga Fiirsadey Isla markaana Wada tashi Dheer Laga Galey Masuulkan
Hadaba waxa la faraya Masuulka kor ku xusan in uu hawshiisa u bilaabo sida ugu dhakhsaha Badan kana soo baxo waajibaadkiisa loo igmaday.
Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu kuu fuduudeeyo xilkaa laguu Magacaabey

ALLA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe