Daawo…Sheekh Shariif Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Oo Sheegay Sababta Uu Siyaasadda Xilligan Gebi Ahaan Uga Fadhiistay, Kana Hadlay…

Madaxweynihi hore ee soomaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in sababta uu u tagay Ingiriiska ay tahay in uu ka qeyb galo Korso uu ku qaadan doono jaamacadda Oxford ee cariga ingiriiska.
Shariif ayaa sheegay in asiga uu diyaar u yahay in uu la taliyo dowladda Xasan Sheekh laakiin uusan dooneyn in uu culeys ku noqdo dowladda.
Shariif Sheekh ayaa sheegay in intii uu siyaasada ka baxay uusan joornaal akhrin, idaacad dhegeysan, website-yana booqan, xogogaalna uusan ahayn,sidaas.darteedna uusan ka hadli karin wax uusan ka warqabin.

Salaanmedia/Moqdisho