Daawo Muqaal: Gudoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Oo Ka Warbixiyay Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen Kulankii Ay Nairobi Kula Qaateen Deeq-bixiyeyaasha

Oct 23. 2014 Nairobi (SM) – Gudoomiyeyaasha saddexda Xisbi ee Somaliland Ucid,Waddani iyo Kulmiye oo maalmihiii u dambeeyay kulamo kula lahaa Nairobi Masuuliyiinta Doorashooyinka ka taageera Somaliland ayaa rajo fiican ka muujiyay waxyaabaha kulamadaasi uga qabsoomay. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe,Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Nairobi waxay rajo fiican ka muujiyeen qabsoomida doorashada badhtamaha sanadka dambe.

Salaanmedia/Hargasya