CAGTA NAGA DHIG YAANAAN DHAMMAAN CAASI KAA NOQONE Mudane Madaxweyne

CAGTA NAGA DHIG YAAN DHAMMAAN CAASI KAA NOQONE

maqaal

DADWAYNAHA YAQAANAY AMABA USOO TAAAGNAA WAX QABADKII Yuusuf ismaaciil samatar GANDI: Qore Ismaciil Cabdi Imaaciil
Dhismaha Rugta Akhriska Gandi Iyo Xaruntii Boosaha Ee U Dhaw Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa Oo Xukumaddu Siisay Shirkadda Al-Xarbi Oo Ay Isku HaybYihiin Madaxwayne Silany Rugtan akhriska ee loogu magac darey Yuusuf Ismaciil Samatar (Gandi) waxaana iska lahaa magic bixinteeda Alla ha u naxariistee Madaxweynii Maxamed Ibraahim Cigaal oo ahaa Madaxweyne Taariikhda Jecel oo soo nooleeyey dadkii taariikhda Somaliland . hadaba waxa wax laga xumaado ah habdhaqan maanta uu ku dhaqaayo xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ku wareejisay shirkadda Ilma Faarax Xarbi ee Al-Xarbi iyadoo dawladii marxuum Cigaal ay ogolaansho u siisay wiil uu dhalay Alle ha u naxariistee Yuusuf Ismaaciil Samater (Gandi) oo ka mid ahaa macalimiintii halganka dheer u gashay waxbarashada Somaliland, kaas oo horaantii 60-kiina wasiir ka noqday xukuumadii Soomaaliya ee wakhtigaasi.
Hadaba Waxaa Wax LaL a Yaabo Ah In Madexweynaha Maanta Haya Talada Dalka Inuu Isku Dayayo
Inuu Laalo Amba Uu Ka Dhigo Taariikhada Somaliland Waxaan jirin.
Hadaanu Nahay Shacabka Somaliland Ee Qurub Jooga ah In Aan Dhalacayno In Madexweynihii Dalku
Uu Meel AH Xarun Waxbarasho In Uu Siiyo Nin Ay Ilmaadeer Yihiin.
Waxaan Ka Digeynaa In Wixii Dhib Ka Yimaado Uu Masuuliyadeeda Qaadi Doono madexweyne Axmed Mohamed Mohamoud (siiilaanyo

 

ahmed mooge

ahmed-aadan1@hotmail.com