Faysal Cali Waraabow Raaligali Marwo Faadumo Siciid,

FAADUMO SICIID IBRAHIM TNN

Marwo  Faadumo  Siciid  Ibraahim  ayaa sida  ay  qoreen  warbaahinta  kala duwan   waxay  ay  iska casishay  xilkii  ay  ka  haysay  xisbiga   UCID.

iyadoo  ahayd   xoghaya  maaliyada  ee  xisbigaasi  ucid.   marwo  faadumo siciid ayaa  kamid  ahaa  xubnaha  ugu firfircoon  ee xisbiga  ucid
 ilo  lagu   kalsoonyahay ayaa  tibaaxaya  in   marwo  faadumo siciid  iyo   gudoomiyaha   xisbiga  ucid      faysal cali waraabe    uu soo kala dhexgalay   khilaaf  xoogan  oo   mudaba  u dhaxeeyey   iyada    faysal  cali waraabe   oo  kusalaysan     maamulka   xisbiga  iyo  sidii    wax  layskugu  ogaanlahaa   waayo     faysal cali waraabe  ayaan  wax talo ah    iyo qadarin ahba  aan  siiniin    musharaxaha  madaxweynaha    ee xisbiga  ucid   jamaal  cali  xuseen      iyadoo   marwo  faadumo  siciid  ay   dhawr jeer  kala  hadashay  dhawr  jeer  inaan  sidan    guul  lagu gaadhi karin    markastaba  iyadoo   afka  laysku  buuraayo    oo aan  laysku   caloolsamayn.  dhinacakale  waxa  iyaduna  jirtay  in  faysal  cali waraabe   uu  xidhiidh  hoose  la leeyahay     xukumada   uu  hogaamiyo     madaxweynaha  somaliland   axmed  maxamed siiraanyo.    sida     ilo  xogogaali  shegayaan  in faysal  cali waraabe   guri wayn  loo dhisay.     faysal  cali warabe  oo aan  dan iyo lexejeclo aan kalahayn  xisbiga   ucid    oo   beesha   uu kasoo jeedo ee  ciidagale  ay dhamaantooda  ay raacsanyihiin   xukumada   siiraanyo  iyo xirsi,taasi  ayaa  keentay  in  faysal  cali waraabe   uu  habeenkii  uduso  madaxtooyada    oo  uu   sirtay      xisbiga    ucid  kolba  u sheego  halkay  wax umarayaan  isagoo dhawr  jeer   sheegay  inanu  xisbigani  soo baxayn.
  sida   umada  somaliland  oodhan  ay   wada ogsoonyihiin  faysal  cali waraabe     ma  aha  nin  meel   loogu soo  hagaago  oo  mawqif cad leh    waayo   wasiirka  madaxtooyada  somaliland   xirsi xaaji cali xasan  ayaa  hore  usheegay  oo yidhi faysalow  maalintiina   warbaahinta  ayaad  nagacaayeysaa   habeenkiina  waad  noo  soo  dusaysaa.  taasi  waxay  kuu cadaynaysaa  in faysal  cali waraabe   uu  xidhiidh   dheer  la leeyahay  madaxtooyada somaliladn  iyo maamulka  hada  jira  ee  uu  hogaamiyo   siiraanyo.   dhibaatoyinkasi  jira  ayaa car qalad ku ah  inuu xisbiga  ucid horu socodnoqo  waayo  qofkastaba  faysal cali waraabe   ayuu  uga   cararay  xisbiga.   dhinacakale     hadaan     jamaal cali xuseen   ilaahay  usoo dir xisbigaasi  ucid  maanta   muu jireen      aqoonyahan   jamaal cali xuseen ayaa  xoogiisa  iyo maalkiisaba  galiyey  iyo  aqoontisaba.  walo ay dhibyari kasoo  gaadhay   jamaal cali  xuseen    markuu hore   ee uu    ku biiray  xisbigii hore  ee  la odhan  jiray   UDUB.  taasi  oo ay khiyamadeyeen     ragii  uu mooday   in  ay  nasteexo  uwadaan  .  ilaahay   waa  caadile   waxa  uu markii dambe  ku biiray xisbiga  ucid  oo  waraaqo     ay  kala sexeedeen   beesha   uu kasoo jeedo  jamaal  cali xusen  iyo  beesha  uu kasoo  jeedo   faysal  cali waraabe    , oo uu markhaati ka ahaa    cabdi waraabe. iyo suldaanada  beeshaasi  oodhan.
 
   habada  hadii  faysal  is leeyahay  jamaal  cali xusen   lugoo   oo  kolba  xirsi  lacag  iyo guri  iidhis dheh  walaahi  ilaahay  ayaa  ku arkaaya faysalow
  jamaal  cali xuseena    waa  uu  ku guulaysanayaa   madaxtinimada  wadanka  somaliland   goor  ay  gaadhaba.
 waxaan  faysalow  kuleeyahay     raali gali   marwo  faadumo siciid  ibraahim  oo ah  gabadh  magac  iyo sharaf kuleh   bushada  reer  somaliland oodhan  oo  qadarin  iyo xushmadba  inaga  mudan.
    waa  la  ogayahay   marwo  faadumo   siciid   waxay  wadanka    u qabatay  odhan   waxay  ahayd  gabadhii kaliya  ee  1997  UNDP  markay  haysatay  wax  badan  u qabatay  dadkii    barakacay oodhan   sida . toon  salaxlay ,    baligudle.   sidoo  kale  waxay  dhistay  jeelkaweyn ee madheera  .  hargaysa  , burco,  waxay  tababaro siisay  ciimadii  markaasi   laqarameyey ,
 habada    waxa   wanaagsan oo quruxbadan  in  qofka  sharaftiisa    la  ilaaliyo iyo   qadarintisaba.
    faysalow  waxxan kuleeyahay  hadad  doonayso in xisbiga  ucid   meel wanaagsan    kagaadho   siyaasada   somaliland     waa  in  aad  daacad   lilaahi  ah  aad  u noqotaa     jamaal   cali  xuseen  oo aad  kadaysaa  khimaayada  iyo  kaxumaasha   in  uu  jamaal    uu   kursiga  madaxweynida somalilnd  uu ku fadhiisto.
 
     ilaahayna  adiga  iyo   jamaal   cali xuseen  quluubtiina  haysku kiinsoo jeedo .
  
           Alleh    mahad  iska leh. 
Muuse dusaaye 
muuse_06@hotmail.com