Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo Socdaal Qarsoodi Ah Aan Lagu War Galinin Jaliyada Somaliland Ee Dalka Kuwait Ku yimid Daraato

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo Socdaal Qarsoodi Ah Aan Lagu War Galinin Jaliyada Somaliland Ee Dalka Kuwait Ku yimid Daraato

ucid

Anigu Ah Godomiyaha Abaabulka Qaaradda Yurub Ee Garabka Haweenka Ucid Marwo  Samia Muse , Waxaan Booqasho  Ku Jooga Dalka Kuwait O Assal Ahaanba Ah Dalki Aan Ku Dhashay , Boqashadaydona  Waa Mid Fassax Ah Iyo Shaqo Aan Ku Imid Dalka Kuwait.

Waxaan Maanta Galingi Danbe Aan Ka War Helnay Aniga Iyo Jaaliyada Somaliland Ee Kuwait Warka Ku Qoron Waaheen Media Group In O Doraatoleh O Ka Soo Dagay Dalka Kuwait Wasiirka  Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi  oo socdaal Qarsoodi Ka Ah Jaliyada Somaliland  Ee Dalka Kuwait Ku Joogo  .. Waxaano  Ku Soo Dagay Wasiirko Isla Hoteelkii Nalagu Soo Dhaweeyay  Aniga Iyo Madaxdii Ucid Laba Week Ka Hor.( Time Square Hotel) Kuwait City.
Waxyaabaha Maanta Aan Ka Yaabay Waxa Weeyaan :
1- Xukumadda Somaliland Markay Airportka Hargeisa Ay Ka Celinayso Musharaxa Madaxweynaha Ee Ucid Mudane Jamal Ali Hussein Isaga O Waddankiisi Hooyo Jooga O Waliba Ay Mar Walba Qiil Ka dhigato Protokolka Mala Soo Marin, Marka Sua’al Protokolka  O Wasiirkani  Maray Waa Maxay , Why Jaliyada Somaliland Ee Kuwait Loo Soo Wargalin Waayay In O Wasiirka  Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi O Imanayo Sidii Loogo Soo Dhaween Lahaa Dalka Kuwait ? Aniga Iyo Madaxdi Ucid Waxaa Nalagu Soo Dhaweeyay Airportka Kuwait Si Heer Qaran, Markaa Wasiirko Muxuu O Dhuuntay ? Midda Kale Yaa Soo Dhaweeyay????


Protokolka Adag Waddanka Logama Baahnaa Ee Waddamada Aad Ka Raadinaysaan Ictiraafka Ayaa Looga Baahanyahay. !!!!!!!!!!!!
Waxay Ahayed Inay Dawlada Kuwait Aragto Inaad Wasiir Somaliland Ah Aad Tahay O Aad Shacab Dhan O Ku Dhaqan Dalka Kuwait Aad Matalayso , Annaguba Annaga O Ah Xisbi Mucaarid  Ayaa Haddana Jaliyada Somaliland Ee Kuwait Ayaa Nasoo Dhawaysay O Waliba Calamadi Somaliland Nagu Soo Dahwaysay .
2- Wasiirka Duulista Md. Maxamuud Xaashi Wuxu Ahaa Ninki Loo Haystay Lacagti Dhismaha Airportka Hargeisa Iyo Berbera E Ahayed 10 Million , Waana Lawada Ogyahay Airportka Hargeisa Cabashada Mar Walba Ka Taagan ??? Maantana Xukumadda Somaliland  Waxay Tidhi Xisaab Xidhkii Mashaariicdi Horey Ee Labadi Airport Ayoo Wasiirko  Owada Dawlada Kuwait Mashaariic Cusubna Wuu Ka Dalbanaya ??????
3- Waxaan Ognahay Wasiirka Duulista Lineka Shaqadiisa E Ku Xidhan Kuwait Foundation O Marwalba O Kuwait Yimaado  Lacag Fara Badan Ku Qaato Magaca Somaliland Iyo Waliba Jaliyada Somaliland  Ee Kuwait , Waxaana La II Sheegay Inay Tahay Markii Saddexaad O Wasiirko Yimaado Dalka Kuwait O Aanay Jaliyada Somaliland Ee Kuwait  Ka War Heynin.
Xukumadda Somaliland Waxaan O Sheegaya Haddi Dadkii Reer Somaliland Joogay Qaar Aad Wada Xidh Xidheen, Qaarna Badaha Yurub, Asia Iyo Afrikaba Ay Ku Dhinteen , Qaarna Aad Guryahoodi Iyo Xalaalkoodi Aad Ka Qaadeen, Guryihii La Dhistay E Qarashko  Ku Baxay Aad Amar RRU Ku Dhacdeen (HornCable) Mulkiilihi Gurigiisa Iyo Hadda O Aad Warshadi Sibidhka Ee Berbera Aad Qassab Ku Qaadanaysaan,
Wallaahi Maanta Ma Yeelayno In Dawladi Kuwait Ee Aano Ku Dhalanay Ee Aano Ku kornay Waliba Dhididkii Aabayaasheen  O  Ku Daadatay Sidii Ay Ceeshka Xalaalka Ah Noogu Raadinayeen Inaaydo Maanta  Si Fudud Magacayagii Ku Isticmaashaan O Aad Lacagti Kuwait Ee Annagu Xaqqa O Lahayen Aad Been  Ku Qaadataan , Annaguna Aano Ka Faa Idaysan Wayeno Dadkii Somaliland Aad Magacooda Ku Qaadateen Ay Ka Faa Idaysan Waayaan , Waa Xaraam.??????!!!!!!!!!!!!

 

Godomiyaha Abaabulka Qaaradda yurub Ee Garabka Haweenka Ucid
Marwo Samia Muse