Daawo Sawiro… Xaflad lagu maamuusayey Bilowga Dhismaha Somaliland National Library ayaa lagu qabtay goobta uu ka socdo dhismaha Library gu

Xaflad balaadhan oo lagu xusayey bilowga dhismaha Somaliland National  Library oo la bilaabay shubida sabada tiirarka dhismaha ayaa manta lagu qabtay goobta laga hirgelinayo dhismahan oo ku yaala magaalada Hargeysa .  Waxa halkaas hadalo ka jeediyey gudoomiyaha Somaliland Library Axmed Daahir Cilmi, Wasiirka Qorsheynta Qaranka Sacad Cali Shire, Wasiira dowladaha wasaarada Waxbarashada, Maareeyaha TV ga Qaranka Khadar Xasan, Agaasimaha Sonsaf Maxamed Barawani,   Gudooiyaha ururka Horn of Africa Devoloment Axmed Kadleye iyo madax ka sooctay ururka Havoyoco iyo xubne kale  oo ay ka mid yahiin qurbojoog,   Dadkii halkaas ka hadlay dhamaan waxay hoosta ka xariiqeen sidey muhiimka u tahay in gudaha iyo dibadaba ay muhiim tahay in laga wada qaybqaato dhismaha Library ga qaranka oo dalku aad uGu baahanyahay.  Hadii gacamaha la is qabsadana  ay aad u fududahay in la dhamaystiro.

Salaanmedia/Hargaysa

20141209_084827

20141209_09065320141209_09080620141209_09104920141209_09063920141209_09073520141209_09181920141209_09181220141209_09160220141209_09084520141209_09082320141209_09074720141209_09261220141209_09215420141209_09200620141209_09183220141209_091915 library1

20141209_090206

20141209_085619

20141209_08540320141209_08535120141209_08530920141209_08505420141209_08504520141209_08485020141209_08492820141209_08493720141209_084946