Mu`asasada Al-Karam Fareceeda Gobolka Sanaag Oo Safar Dacwo Ugu Baxay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag

imageMu`asasada Al-Karam Fareceeda Gobolka Sanaag Oo Safar Dacwo Ugu Baxay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag

sanaag7

Mu,Asasada Al-Karam Ee Dacwada Iyo Horumarinta Faraceeda Gobolka Sanaag Ayaa Safar Dacwo Ugu Baxay Deegaamo Kala Duwan Oo Ka Tirsan Gobolkaasi Waxana Ka Mid Ahaa Dhulka Ay Culimadu Soo Mareen :

Goof
Dhaabiyad
Dhabandhige
Dudur
Kaam Dubad

Culumada Iyo Ducaada Safarka U Baxday Ayaa Waxa Ka Mid Ahaa

Sh C/Raaq Jimcaale Dirir
-Sh Cali Xasan Warsame
Saabit Sh Maxamed Cail Biixi
-Sh Cqaadir Xasaxn Maxamuud
-Maxamed Xuseen Faarax
Goobahan Ay Culimadu Soo Mareen Ayaa Waxa Ka Oognaa Baryihii La Soo Dhaafay Shaqaaqooyin Iyo Khilaaf Dagaal Oo Ka Dhex Taagnaa 2 Beelood Oo Walaala Ah Deegaankana Wada Daga .

sanaag5

Waxanay Culimadu Ku Wacyi Galiyeen Labada Beelood Ee Walaalaha Ah In Ay Is Dajiyaan Oo Ay Ku Wada Noolaadaan Walaaltinimo Iyo Jaar Wanaag Ilaahayna Ay U Toobadkeenaan