AKHRI…BOGA TACSIDA GEERIDDA MARXUUM FANAAN MAXAMED AXMED KULUC

 

kuluc

 

INAALILAAHI WAINAALIRAJICUUN

 

SULDAAN XAAJI AXMED DIIRIYE GUULEED

MAXAMED XASAN JAMAC (QUULE)

 

ENG DAYIB XAJI AHMED QULUMBE

 

MAXAMED C/LAHI DHAGAYARE

 

ISMACIIL XAJI IBRAHIM

FAARAX CANBASHE

 

SICIID YUSUF XAJI MAXAMED (SICIID XAMARI)

 

MAXAMUUD FARAX CABDI (DHEEG)

 

SACAD MAXAMED QAWDHAN

 

MAXAMED CASEYR

SHIINE MAXAMED CALI SHIINE CASE

 

IBRAHIM MAXAMED AHMED (IBRAHIM RASHIID)

 CABDALE SALEEBAAN DAFLE

HUSEEN YASIIN

 

KHALID MAXAMED AHMED

 

C/CASIIS JAMAC XAAD

 

MUSTAFE CISMAAN TUURQUDHUN

 

CABDI MAXAMUUD AHMED

 

CABDI CISMAAN JAMAC

 

CABDI SICIID JAMAC

 

MAXAMUUD HUSEEN ILEEYE

 

DR MAXAMED IBRAHIM

 

RASHIID MAXAMED ISMACIIL

 

XAMSE AHMED SALAAN

 SALEEBAAN AXMED CABDI SALAAN

AHMED CAYNAANSHE

 

ADAN XIRSI FAROOLE

 

MAXAMUUD FAGADHE DAKHARE

 

AHMED KAYSE

 

SICIID CUMAR AHMED

AMIIN SUUDI

 

RASHIID QAAWANE

 

MAXAMUUD CASEYR

 

CIISE MAXAMED KAHIR

 

HUSEEN DHALLIN

 

ISMACIIL XANDULE YUSUF

 

CABDI WELI YALAS

 

IYO DHAMAAN DHALINYARADA IYO WAYEELKA KU NOOL XAFADA WOOLWICH LONDON
WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN  GEERIDII NAXDINTA LEH EE KU TIMID ALLAH HA U NAXARIISTEE MARXUUM MAXAMED AXMED KULUC OO   KU GEERIYOODAY MAGALADA HARGAYSA WAXAAN ILAHAYUGU BARYAYNAAIN ILLAAHAY JANADII FARDOWSA KA WARAABIYO EHELADII UU KA BAXAYNA SAMIR IYO IMAANILAHAY KA SIIYO.

AMIIN                                     AMIIN                                          AMIIN

 

 

 

TACSI

INAA LIAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN, KULUNAFSIN DAA-IQATUL MOOD Waxaan halkaan Tacsi tiiranyo leh uga diraynaah Dhamaan reer ah maxamed ahmed kuluc . Maxamed ahmed kuluc oo maanta ay Tarikhdu ahayd 18.1.2015ku geeriyooday Magalada hargeysa waxaan alle uga baryeynaa inuu qabriganu waa siciyo janatu fardow ka waraabiyo ameen ehladiina samir iyo iimaan ka siiyo

 

Ameen Sir Zaki abdi bacow Ahmed omar cagosaydh Abdifatah ali culujoog (miig) Abdirazaq osman hassan Maxamoud calu canbe Ahmed aadan geele Ismail ahmed daahir Hassan cunaayey Afnaan ayaanle cali Faysa abdullahi bidixo Ixsan aadan faarax Hanan adil maxamed khariye iyo qaarkalenodhan waxay tacsi ayey hawadanu marinayaan marxuunka.

Amiin                          Amiin                           Amiin

 

TACSI

 

 

 

Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Al-fanaan (Mohamed Ahmed Kuluc)

Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyskii iyo qaraabadii iyo Waliba Bulsho weynta Soomaaliyeed ee uu ka baxay Mohamed Ahmed Kuluc  Oo ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.
Tacsidan waxa diraaya……
1- Osman Abdillahi Sool…Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
 2-Abdirisaaq Abdillahi SooL….Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
 3- Dhamaan ilma Mohamed Abdillahi Sool
 4- Muxyadiin Abdillahi Sool….Xaaskiisa iyo Caruutiisa
 5- Faisa Abdillahi Sool iyo Caruurteeda
 6- Amina Abdillahi Sool iyo Caruuteeda
 7- Ruqiya Abdillahi Sool iyo Caruurteeda.
 8- koos Abdillahi Sool iyo Caruurteeda iyo Odaygayda.
Waxaanu  Ilaahay uga baryeynaa Marxuunka in uu naxariistii Jano ka waraabiyo, Eheladii uu ka baxayna samir iyo iiman ka siiyo.By: Osman Abdillahi Sool. Copenhagen

 

 

 

TACSI…

 

INNAA LILAAH  WA  INNAA  ILEYHI  RAAJICUUN

 
DHAMMAAN  REER  MAXAMUUD  CISMAAN ( MOHOLIN )
 
WAXA  AY  TACSI  U DIRAYAAN  EHELADII  IYO  ASXAABTII
 
IYO  UMADDA  REER  SOOMAALILAAN  AY  KA  TACSIYADAY-NAYAAN
 
GEERIDII  NAXDINTA  LA  HAYD  EE  KU  TIMI  FANNAANKEENNII  WEYNA
 
MARXUUM  ( MAXAMED  AXMED  KULUC  .
 
AL-RAXMAAN JANNADII  FIRDAWSA  HA  KA  WARAABIYO
 
MARXUUMKA  OO  KU  GEERIYOO-DAY  MAGAALADA  HARGEYSA
 
INNAA  LILAAH  WA  INNAA  ILEYHI  RAAJICUUN

 

 

 

TACSI

INAALILAHI WAINAALI LAAHI RAAJICUN.

 

DHAMAAN  HABLAHA TALO IYO TOWFIIQ  MEELKASTA OO AY JOOGAN WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN FANAANKA WEYN EE MAXAMED AXMED KULUC OO  SHALAY 17.1.15 KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGAYSA.

WAXAY DHAMAAN MARXUUMKA TACSI U DIRAYAAN EHELKII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAY EHELKIINA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.

AMIIN      AMIIN           AMIIN.

 

 

 

TACSI

INAALI LAAHI   WA  INAA  ILAY RAAJICUUN,   DHamaan   jaaliyada  Somaliland   ee  Magaalada    BRISTOL  UK     waxay  Tacsi  Udirayaan    Qoyskii      Ehelkii,Q araabdii, Asxaabtii       iyo  Bahweynta  fanaaninta  somaliyeed    geerida  ku  timi   fanaankii  caanka   ahaa   gayiga  somaliyeed  oodhan    marxuum    MAXAMED  AXMED  KULUC,  oo  ku geeriyooday     magaalada   hargeysa.

     marxuumka      waxay    jaaliyada  somaliland     ee   magaalada   Bristol UK     ay  ilaahay  uga  baryeen   in  marxuumkaasi  in   alleh     jannadii  farwodsa   kawaraabiyo.  samir  iyo   iimana  uu kasiiyo    dhamaan  qoyskii  uu  kabaxay   marxuumkaasi. iyo  dhamaan  fanaanintii somaliyeed     oodhan    meeelkasta  oo  kala   jogaann,
 marxuumku    waxa   uu    60 kii  sano  ee  ugu dambeeyey    waxa  uu  ahaa  hormuudka  fanka  sugaanta   somalida      ragii  ugu    caan  sanaa,    caanka  ka   noqday    Arlada  somalidu  degto      oodhan,
 waxa    lagu  xasuustaa   heesihii   gobonimadoonka    ee  uu qaaday     wakhtiyadaasi.
     
  waxaanu  marxuumka   alleh  uga  baryeynaa  in  alleh  qabriga   u nuuro   .
                           Aamiin.          Aamiin      
tacsi
waxaan tacsi diraanyo leeh udiraya dhamaan umada somalilayed garahaan umada reer somaliland ee uka baxaay fanankii  waynaa ee  maxamed axmed kuluc
Inaalilahi wa ilahi  Raajucuun  rabigeen waxaynu uga baryayna inu suhashaa  ufudaydiyo  qabrigana uwaqasiciyo  janadisana  ugu deqoo   Ehelkii  iyo  asxaabti iyo guud ahaan umada afka somalilaga ku hadashaba  ilahaay samir  iyo imaan ha inaga siyo  dhamantenba  amiin 
maxameed axmed  kuluc 
waxa u aha  shaaqsii  afgabaan oo akhlakh midhana  sigara waxaan uga tacsiyadaynaya dhaman umada reer somaliland iyo guud ahan fananinta somalilaeed  oo u aha abihii faanka  
naxariisi jano ale haka warabiyo 
garaad cabdiqani maxamed cabdilahi.7
TACSI
Innaalillaahu Wa Innaa Ileyhi Raajacuun,Ilaahay SWT Ha,U.Naxariisto Mohamed Ahmed Kuluc oo maanta 17-01-2015 ku geriyooday Hargeysa oo ahayd hoygiisii  Ifka haddadana noqotay haygii uu kagga hoyday Aakhiro,Geeridu waa xaq oo qofkasta oo bil aadam ahi wuu dhadhamin doonaa yoomal ayaam,Mohamed Ahmed Kuluc isagu wuu gudtay waajibkiisii iyo awoodiisii Aduunyo wuxuuna tagay noloshii qabriga””Xayaatul Barsiqiya”,Anniga oo ah Abdilahi Hassan Mataan waxaan Tacsi u dirayaa Qoyskii,Ehelkii,Asxaabtii iyo dhamaan ummadda Muslim ka ah ee uu ka baxay Mohamed Ahmed Kuluc,gaar ahaan waxaan ka tacsiyeeynayaa Abwaan Ahmed Saleebaan Bide,Abdillaahi Sooraan,Abwaan Mohamed Adan Dacar iyo dhamaan bahda Fanka,waxaan leeyaha Ilaahay Samir iyo iimaan haynaga wadda siiyo,aamiin.Aamiin.Aanmiin.
By Abdillaahi H Matan
TACSI
tacsi. marxuum (maxamed  axmed  kuluc

 
dhammaan  faamliga  reer  maxamuud  cismaan  farax( moholin )
 
waxa  ay  tacsi  u dirayaan  faamligii  eheladii  asxaabtii  iyo  bahda  fanka
 
geeridii  ku  timi  marxuum  AXMED  MAXAMED  KULUC
 
AL RAXMAAN )  JANNADII  FIRDAWSA  HA  KA  WARAABIYO
 
dhammaan-teenna  samir  iyo  iimaan  (ALLA) haynaga  siiyo
 
INNAA LILAAH  WA  INNAA  ILEYHI  RAAJICUUN .
 
18  / 1 /  2015
TACSI
Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un”

 
 
 
 
Xisbiga Wadani Laanta  Sweden Waxa Ay Tacsi Uu Dirayan  Dhamaan Ummada Afka Somaliga Ku Hadasha  Iyo Ummada Reer Somaliland Geeridii Ku Timid Abwaankii Weyna  A.H.U.N-te  Marxuun Maxamed Axmed Kuluc Oo Ku Geeriyoday Magaalda Hargeysa  .Xisbiga Wadani Laanta Sweden Oo Ah Dhamaan Hogaanka Xisbiga  Kan Gobolada Kan Guddiyada Kala Duwan Iyo Kan Taageeryasha Xisbiga  .Waxa  Ay Alle Uga Baryayaan In Alle Janndii Fardowas Ka Warabiyo Marxuunka ,Samiir Iyo Imaan-.na  Ka Siyo Ehelkii Uu  Ka Dhashay   Iyo Asxaabtii  Iyo Dhamaan Ummada Afka Somaliga Ku Hadasha Oo Dhan ,,,,,,,,Ameen Ameen
 
         Ameen                            Ameen                                                 Ameen                    Ameen 
 
 
 
 
Waa Bilaahi Towfiq  
 
 
Cantar Kidaar Cune 
 
                 Afhayeenka Xisbiga Waddani  Laanta  Sweden
TACSI
WAXAAN HALKAN KA TACSIYADAYNAYNAA EE EHELADII IYO AQAARIBKII UU KA GEERIYOODAY HALYAYGII WAYNAA EE MAXAMED AXMED KULUC, WAXAANU ILAAHAY UGA BARYAYNAA EHELADII,ASXAABTII IYO AQAARIBII UU KA BAXAY MARXUUNKAASI MAXAMED AXMED KULUC INUU SAMIR IYO IIMAANBA KA SIIYO,

MARXUUNKAASNA WAXAANU ILAAHAY UGA RAJAYNAYNAA INUU NAXARIISTIISA JANO KA WARAABIYO.
GEESIGA DHULKIISA GUUSHA U HORSEEDA GEERIDA DISHAAY GEEDKAA HA BAYO.
ALLA MAD LEH
Gudida fulinta ee 
xisbiga mucaaridka ah
ee waddani
Faisal farafidiye
TACSI
DHAMAAN REER XAAJI CAWIL
 DHAMAAN REER CALI DHAGAWEYNE
DHAMAAN REER CISMAAN XAAJI JAAMAC
WAXAY TACSI TIIRNAAYO LEH U DIRAYAAN GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMID ALLAH HA U NAXARIISTEE MARXUUM FANAAN MAXAMAED AXMED KULUC OOSHALAY KU GEERIYOODAY MAGAALADDA HARGAYSA.
QARAABADII UU KA BAXAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO ,ISNA JANADII KA WARAABIYO.
AMIIN                   AMIIN                      AMIIN