HAMBALYO MEHER…Dhamaan shaqaalaha ka hawl gala shabakadda Salaanmedia meelkasta oo ay joogaan waxay Tahniyad mehera u dirayaan Fuaad Maxamed Qowdhan iyo Ayaan Abdi Ibraahim oo maanta oo khamiis ahJanuary 29 meherkoodu ka dhacay magaaladda Burco

meher

Dhamaan shaqaalaha ka hawl gala shabakadda Salaanmedia meelkasta oo ay joogaan waxay Tahniyad mehera u dirayaan Fuaad Maxamed Qowdhan iyo Ayaan Abdi Ibraahim oo maanta oo khamiis ahJanuary 29 meherkoodu ka dhacay magaaladda Burco, Waxay dhamaantood Illahay uga baryayaa inuu noqdo meherkii uu ka dhasho bash bash iyo barwaaqo,Illahayna ka siiyo ubax khayr qaba.

Waxa kale oo Tahniyadda mid la mid ah diraaya dhalinayro fara badan oo reer London oo dhamaantood ku Hambalyeynaaya meherkaa.Waxaana ka mid ah.

Maxamed Qambi

Sacad Maxamed Qawdhan

Hamse Axmed Salaan

Cabdiqaadir Siciid Aadan

Amiin Suudi

Mustafa Cabdilaahi

cabdifataax yare

Cabdilaahi Ismaciil

Mukhtaar Dhufuluq

Ibraahim maxamed

Maxamed Dheeg

Maxamed Jaamac

Maxamed Axmed Cali

Muuse Diiriye

Axmed London

iyo shaman dad aad u farabadan oo aan hlakn lagu soo koobi karin waxay leeyihiin Hambalyo,Kuwii isku raaga ee Ubax khyar qaba kala hela…  

 

Amiin   amiin   Amiin  Â