Isku shaandheynta Golaha wasiirada ee dawlda SIIRAANYO soo waddo iyo wararkii ugu danbeeyay sida shaxdu u dhacayso.

Muxuu Madaxweyne Siilaanyo ka Yidhi Dhaarintii Koomishanka Doorashooyinka?

Inkastoo kolba odaygu dhexda ka noqdo ayaa la filayaa inuu isbadal weyn ku sameeyo golaha wasiirada iyadoo uu Tirada aad u badin doono si uu kasbado dawdweynaha iyagubna qabayaladaysan ee magacyada ka dhexraadinaya qabilkooda waxaanay leeyahiin ilaha madaxtooyaddu .

1- Maxamed Biixi Yoonis wasiirka  Maaliyada 
2- Profesoor Samatar arrimaha dibada 
3- Axmed yasiin sheekh cali ayaanleh ,, warfaafinta iyo wacyigelinta
4- Cabdikariim axmed mooge   Wasiirka dhalinyarda iyo ciyaaraha 
5- Dr Maxamuud Cagaweyne Wasiiru dawlaha Cafimaadka 
6- Fuaad aadan cade  wasiirka  horumarainta biyaha 
7- Cabdillahi Jawaan wasiirka cadaalada 
9- Shukri baandare wasiirul dawlaha arrimaha dibada 
10 maxamed mingeste  wasiir ku xigeenka ganacsiga 
11- maxamed qabo wasiiru dawlha warfaafinta 
12- Mustafe shiine   wasiirka deegaanka 
13- Maxamed Abgaal  Wasiiru dawlha madaxtooyada ee arrimaha awdal 
14-Cabdisalan yasiin wasiirka deegaanka iyo duurjoogta  
15- Dr Maxamed cabdillahi cumar gnacsiga 
16- Wasiir samasam arrimaha bulshada 
17- Eng Jiciir wasiiru dawlha arrimaha dawlada hoose iyo magalooyinka  
18- Eng Ismaciil cali axmed macadanta iyo tamarta (aqoonyahan AWDAL)
19- Eng Xuseen ducaale latalyaha dawlda ee shidaalka iyo macdanta 
20- Sheekh Samaale wasiirka waxbarashada 
21 Nimco qawdhan wasiir ku xigeen waxbarashada  Waxbarashada
22- Buureed iyo cadami oo midna difaaca tagayo midna kaluunka  
Taliyaha bilayska iyo asluubta ayaa laysku badalayaa iyadoo Badahisadabadana laysku badalayo qaarna la eryayao .ayeey leeyahiin muqarabiinta madaxtooyadu inakstoo wasiir ku xigeeno badan iyo wasiiral duwalayaal la samaynayo,raga la hubo inay baxayaan ayaa cir iyo dhulba xamaili wayey oo madaxtooyada uun dul taagan .
 weriye Caanoole  HargeysaÂ