Daawo Muqaalka:Amaal Keyse oo loo Dhigay xalfad laguna soo dhaweeyay Tvga Kalsan Tv….

Tv-ga Kalsan ayaa waxaa Kusoo biirtay Wariye Amaal Kayse oo horey Tv-ga Somali Channel uga daadihin jirtay Barnaamijka Doorka Haweenka.
Soo dhowayn loo sameeyay ayaa waxaa ka hadlay CABDI GOOD oo isagu sheegay inuu kusoo dhowaynayo Tv-ga Kalsan, sidoo kalana Amaal Kayse oo madasha ka hadashay ayaa waxay sheegtay inay Barnaamijkii doorka Haweenka oo waliba ay kusoo dari roonto Ragga ay ka bilaabayso Kalsan Tv.