RSSSport News

[Deg Deg] :- Tababarihii Real Madrid Ee Zinedine Zidane Oo Is Casilay + [Sababta ]

[Deg Deg] :- Tababarihii Real Madrid Ee Zinedine Zidane Oo Is Casilay + [Sababta ]

| May 31, 2018

Reyi Madrid (Salaanmedia.com)_ Kooxda Real Madrid ayaa hadda si rasmi ah u shaacisay in macalinka kooxdeeda kowaad ee Zinedine Zidane uu qabanayo shir jaraa’id kaas oo la filayo in uu faah faahin kaga bixin doono mustaqbalkiisa Santiago Bernabeu. Intii uu xili ciyaareedkani socday saxaafada Spain ayaa si wayn uga hadlaysay mustaqbalka macalinka ree France iyada […]

Continue Reading

Zidane oo si lama filaan ah uga Tagay shaqadii Real Madrid (Daawo Sawirada)..May 31.18

Zidane oo si lama filaan ah uga Tagay shaqadii Real Madrid (Daawo Sawirada)..May 31.18

| May 31, 2018

Dhacdo aysan cid rajo ka qabin, sheeko ay tahay inuu aamino qof la socday xaaladaha ugu dambeeya ee kubadda cagta ayaa xaqiiqo noqotay iyadoo Zinedine Zidane uu gabi ahaanba go’aansaday inuu isaga tago Real Madrid. Zidane oo noqday macalinka kaliya ee ku guuleystay saddex jeer oo xiriir ah koobka UEFA CHampions League tan iyo markii […]

Continue Reading

Daawo Garoon Kubadda Lagu Ciyaaro Oo Isku Badkey Saylad Xoolaha Lagu Iibiyo..May 27.18

Daawo Garoon Kubadda Lagu Ciyaaro Oo Isku Badkey Saylad Xoolaha Lagu Iibiyo..May 27.18

| May 27, 2018

Daawo Garoon Kubadda Lagu Ciyaaro Oo Isku Badkey Saylad Xoolaha Lagu Iibiyo..May 27.18 Salaanmedia/Hargeysa

Continue Reading

War degdeg ah: Real Madrid Oo Markii 3aad Oo Xidhiidh Ah Ku Guuleysatay Champions League, Oohintii Mohamed Salah iyo Rikoodhadii La Ururiyey

War degdeg ah: Real Madrid Oo Markii 3aad Oo Xidhiidh Ah Ku Guuleysatay Champions League, Oohintii Mohamed Salah iyo Rikoodhadii La Ururiyey

| May 26, 2018

Burco (Salaanmedia.com)_ Real Madrid ayaa markii saddexaad ku guulaysatay koobka UEFA Champions League kadib markii ay 3-1 ku garaacday kooxda Liverpool kulankii finalka ee magaalada Kiev ka dhacay. Real Madrid ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee intii magaca UEFA Champions league loo bixiyay tartanka kooxaha Yurub saddex xili ciyaareed oo xidhiidh ah ku guulaysatay koobkan. […]

Continue Reading

Daawo:Xisbiga Waddani oo dhigay Koobka Ramadaanta oo loogu maamusay Marxuum Cali Sanyare..May 21.18

Daawo:Xisbiga Waddani oo dhigay Koobka Ramadaanta oo loogu maamusay Marxuum Cali Sanyare..May 21.18

| May 21, 2018

Daawo:Xisbiga Waddani oo dhigay Koobka Ramadaanta oo loogu maamusay Marxuum Cali Sanyare..May 21.18 Salaanmedia/Hargeysa

Continue Reading

Daawo:Maayirka Degada Burco ayaa ka hadlay ciyaartoydii G.Togdheer ee laga reebay tartanka ciyaaraha..May 7.18

Daawo:Maayirka Degada Burco ayaa ka hadlay ciyaartoydii G.Togdheer ee laga reebay tartanka ciyaaraha..May 7.18

| May 7, 2018

Daawo:Maayirka Degada Burco ayaa ka hadlay ciyaartoydii G.Togdheer ee laga reebay tartanka ciyaaraha..May 7.18 Salaanmedia/Hargeysa

Continue Reading

Mohamed Salah Oo Ka Naxay Goolkii Uu Messi Ka Dhaliyey Real Madrid

Mohamed Salah Oo Ka Naxay Goolkii Uu Messi Ka Dhaliyey Real Madrid

| May 7, 2018

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa si caddaan ah uga hadhay loollan uu kula jiray halyeyga Barcelona ee Lionel Messi oo aakhirkii kaga guuleystay dagaalkii ay ku wada jireen. Halkan ka akhri warka oo dhan: Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa si caddaan ah uga hadhay loollan uu kula jiray halyeyga Barcelona ee […]

Continue Reading

Zinedine Zidane Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Dhaawicii Cristiano Ronaldo Ee Kulankii El Clasico Iyo Inuu Soo Laaban Doono Ka Hor Kulanka Liverpool

Zinedine Zidane Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Dhaawicii Cristiano Ronaldo Ee Kulankii El Clasico Iyo Inuu Soo Laaban Doono Ka Hor Kulanka Liverpool

| May 7, 2018

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay xaalada dhaawicii xidiga kooxdiisa ee Cristiano Ronaldo ku soo gaadhay kulankii El Clasico ee xalay ka dhacay Camp Nou, wuxuuna laafta u qaboojiyay jaamaahiirta kooxdiisa ee ka walwalsanaa in Ronaldo uu seegi karo finalka UEFA Champions League ee ay Liveprool la ciyaari doonaan. HALKAN KA […]

Continue Reading

XULKA KUBADA QARANKA EE DALKA RUUSHKA OO LA SIIYAY TALADA UU KAGA BADBAADI KARO KHATARTA MAXAMED SAALAX

XULKA KUBADA QARANKA EE DALKA RUUSHKA OO LA SIIYAY TALADA UU KAGA BADBAADI KARO KHATARTA MAXAMED SAALAX

| May 6, 2018

Moosko (Salaanmedia.com)_ Mid ka mid ah Ciyaarhahannada ciyaaraha legdinta ee dalka Ruushka ayaa talo maadays ah dalkiisa ka siiyey sida ugu habboon ee ay isaga ilaalin karaan khatarta weeraryahanka kubadda cagta ee reer Masar Maxamed Salaax, xilliga ay socdaan ciyaaraha kubadda cagta adduunka ee sannadkan ka dhici doona dalka Ruushka. Xabiib Nuur Maxamedoof ayaa khamiistii […]

Continue Reading

Daawo Muqaal:Sharikadda Telesom Iyo Wasaaradda ciyaaraha oo Tartanka ciyaaraha ka..May 6.18

Daawo Muqaal:Sharikadda Telesom Iyo Wasaaradda ciyaaraha oo Tartanka ciyaaraha ka..May 6.18

| May 6, 2018

Daawo Muqaal:Sharikadda Telesom Iyo Wasaaradda ciyaaraha oo Tartanka ciyaaraha ka..May 6.18 . Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Daawo Muqaal:Koobka 18 May ee Dhalinyarada Somaliland ee ku nool dalka Jarmalka…MAY 6.18

Daawo Muqaal:Koobka 18 May ee Dhalinyarada Somaliland ee ku nool dalka Jarmalka…MAY 6.18

| May 6, 2018

Koobka 18 May ee Dhalinyarada Somaliland Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Sir Alex Ferguson oo xalaad caafimaad oo deg dega lasoo daristay ka dib markii Maskaxda Dhiig kaga furmay ( Brain Haemorrhage )..May 6.18

Sir Alex Ferguson oo xalaad caafimaad oo deg dega lasoo daristay ka dib markii Maskaxda Dhiig kaga furmay ( Brain Haemorrhage )..May 6.18

| May 6, 2018

Xaalad culus ayaa lasoo deristay Macalin Sir Alex Ferguson oo ahaa Mucjiso soo martay Taariikhda Kubadda Cagta dunida. Caawa ayuu galay qaliin degdeg ah ka dib markii Maskaxda Dhiig kaga furmay ( Brain Haemorrhage ) Waxaana xaaladiisa lagula tacaalayaa Qaybta Gargaarka degdega ah ( ICU )

Continue Reading

DAAWO:HOGAANKA GUUD EE DHALIYARADA SOMALILAND EE SONYO IYO MAAMULKA LAAS CAANOOD AYAA DHAGAX DHIGAY GAROON…APRIL 01.18

DAAWO:HOGAANKA GUUD EE DHALIYARADA SOMALILAND EE SONYO IYO MAAMULKA LAAS CAANOOD AYAA DHAGAX DHIGAY GAROON…APRIL 01.18

| May 1, 2018

HOGAANKA GUUD EE DHALIYARADA SOMALILAND EE SONYO IYO MAAMULKA LAAS CAANOOD AYAA DHAGAX DHIGAY GAROON…APRIL 01.18 SALAANMEDIA/HARGAYSA

Continue Reading

Daawo wareysi Maxamuud Ibraahim ( Xiis Balaaki ). oo u ciyaarijirey Gobolkii waqooyi Galbeed ee Somalia 80 tamaadkii. BRISTOL-UK.April 29.18

Daawo wareysi Maxamuud Ibraahim ( Xiis Balaaki ). oo u ciyaarijirey Gobolkii waqooyi Galbeed ee Somalia 80 tamaadkii. BRISTOL-UK.April 29.18

| April 29, 2018

Daawo wareysi Maxamuud Ibraahim ( Xiis Balaaki ). oo u ciyaarijirey Gobolkii waqooyi Galbeed ee Somalia 80 tamaadkii. BRISTOL-UK.April 29.18 Salaanmedia/Bristol Uk

Continue Reading

Daawo:Dhalinyaradda Gobalka Daadmadheedh Oo Baaq U Diray Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha..April 29.18

Daawo:Dhalinyaradda Gobalka Daadmadheedh Oo Baaq U Diray Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha..April 29.18

| April 28, 2018

Daawo:Dhalinyaradda Gobalka Daadmadheedh Oo Baaq U Diray Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha..April 29.18 .Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Xulka K/Cagta Junyorka Somalia oo u gudbay finalka Koobka Bariga & Bartamaha Afrika..April 25.18

Xulka K/Cagta Junyorka Somalia oo u gudbay finalka Koobka Bariga & Bartamaha Afrika..April 25.18

| April 25, 2018

Xulka Qaranka kubada cagta ee dalkeena Soomaaliya ee ay da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa gaaray finalka koobka bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA oo ka socda dalka Burundi ka dib markii ay galabta ka adkaadeen xulka junyorka Ugnadha oo ciyaar semi final ah ay isaga hor yimaadeen. Ciyaarta ayaa ku soo idlaatay qaybtii hore […]

Continue Reading

DAAWO:-Tartan Dhinaca Oradka Ah Oo Loo Qabtay Qaar Kamida Schoolada Magaalada Boorama » April 25, 2018

DAAWO:-Tartan Dhinaca Oradka Ah Oo Loo Qabtay Qaar Kamida Schoolada Magaalada Boorama » April 25, 2018

| April 25, 2018

DAAWO:-Tartan Dhinaca Oradka Ah Oo Loo Qabtay Qaar Kamida Schoolada Magaalada Boorama » April 25, 2018 Boorama (SM) –Tartan Dhinaca Oradka Ah Oo Loo Qabtay Qaar Kamida Schoolada Magaalada Boorama » Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Daawo:Shirkada Sagal Jet Wajaale Oo Tartan CIyaareed u Furay Dhalinyarada Degmadaasi Wajaale.April 23.18

Daawo:Shirkada Sagal Jet Wajaale Oo Tartan CIyaareed u Furay Dhalinyarada Degmadaasi Wajaale.April 23.18

| April 23, 2018

Shirkada Sagal Jet Wajaale Oo Tartan CIyaareed u Furay Dhalinyarada Degmadaasi Wajaale.April 23.18 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

PFA Player of the Year 2017-18: Liverpool’s Mohamed Salah wins top award

PFA Player of the Year 2017-18: Liverpool’s Mohamed Salah wins top award

| April 22, 2018

Mohamed Salah has won the Professional Footballers’ Association Player of the Year award for 2017-18. The Liverpool forward, 25, beat Kevin de Bruyne, Harry Kane, Leroy Sane, David Silva and David de Gea in the vote by his fellow players. Manchester City’s Sane won the young player prize, while Chelsea’s Fran Kirby won the Women’s […]

Continue Reading

Farah bids for podium finish at London marathon

Farah bids for podium finish at London marathon

| April 17, 2018

Tuesday April 17, 2018 Britain’s Mo Farah is running the London Marathon for the third time © AFP / Tolga AKMEN LONDON, United Kingdom, Apr 17 – British athletics great Mo Farah admitted Tuesday he faces an uphill task to win Sunday’s London marathon with the likes of two-time winner Eliud Kipchoge in the field […]

Continue Reading