Home » Archives by category » Wararka (Page 1073)
Daawo Muqaal:Masuuliyiin ka tirsanaan jiray xisbiga UCID oo kubiiray xisbiga talada haya ee Kulmiye.

April 16, 2014 Hargeysa(SM – Xisbiga Ucid Oo Lagu Kala Yaacay Iyo Masuuliyiin Badan Oo Ku Biiray Xisbiga Talda Haya Ee Kulmiye Salaanmedia/Hargeysa

Continue reading …
Daawo Waraysi aad u xiiso badan oo G Barlamaanka Somaliland Cabdiraxaan Ciro iyo Xildhibaan Rayte ay la yeesheen Tvga Star Tv xaruntiisa London.
Continue reading …

Ergaygga Gaarka Ah Ee Qaramadda Midoobay U Qaabilsan Arrimaha Somaaliya Oo Si Diblomaasiyadeed Uga Hadlay Arrinta TALEEX April 16, 2014 Muqdisho(SM) – Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi […]

Continue reading …
Daawo muqaal….Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Manta Xafiiskiisa Ku Qabilay Wasiirka Dalka Ingiriiska uqaabilsan Qarada Afrika.
Continue reading …

Wasiir Cukuse Oo God Madow Ku Riday Shaqadii SLNTV, Amar Guulwadaysana Siiyay Shaqaalaha Wasaaradiisa Hargeysa(Salaanmedia.com)April.16.2014-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) ayaa isku shaandhayn geed sare Waab ah kaga dareen Celiyay Cabashadii ay ka tirsanaayeen Shaqaale.Weynaha.Wasaaradda.Warfaafintu. Isku Shaandhaynta uu Wasiir Cukuse ku Sameeyay Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa ahayd.mid.loo.soo.diyaariyay.hab-qabyaaladeed. Wasiirku waxa uu ku soo kordhiyay […]

Continue reading …

Xukuumada Oo Ku Fashilantay In Ay Mishiino Waaweyn Keento Warshada Korontada Dawlada Hargeysa(Salaanmedia.com)April.162014-Wakaalada korontada caasimada Hargeysa ayaa todobaadyadii u dambeeyay adeegii Laydhka ee ay siin jirtay qayb badan oo ka mid ah Hargeysa ay cilado farsamo darteed u fadhiiisteen mishiinadii dabka laga dhalinayey Warshada Laydhka Hargeysa ayaa tan iyo muddadii saddexda sanno iyo dheeraadka ahayd […]

Continue reading …

Ciidamadda Qaranka Somaliland Oo dib uga soo laabtay Degmada Taleex ee Gobolka Sool Talleex, 16 April 2014 (Salaanmedia.com)-Ciidamada Qaranka Somaaliland, ayaa maanta dib uga soo laabtay magaalada Taleex ee gobolka Sool oo shalay ay gacan ku haynteed la wareegeen. Cutubyo ka tirsan ciidamada Qaranka Soomaaliland oo xalay ilaa saaka isku balaadhiyey qaybaha degmada iyo deeganada […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliya Oo ka Hadlay Qabsashadii Somaliland Ee Degmada Taleex. Muqdisho(Salaanmedia.com)-Madaxweynaha  Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku baaqay in si nabad ah xalka lagu raadiyo, xiisada ka taagan Degmada Taleex ee Gobolka Sool Madaxweynaha wuxuu yidhi “Wadahadal dib u heshiisiin iyo nabadayn waa in lagu dhameeyaa khilaafka Taleex. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay diyaar […]

Continue reading …

“Xadka Somaliland Nina U Daba Fadhiisan Mayno,Maraykana Noo Yeedhin Mayo ,Ingiriisna Noo Yeedhin Mayo,Ninkalena Hawshiisaba Iska Daa”Mujaahid Muuse Biixi Hargeysa(Salaanmedia.com)April.16.2104-Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muj:Muuse Biixi Cabdi ayaa ganafka ku dhuftay qaabka ay haayadaha warbaahineed ee BBC-da Iyo VOA-du u buunbuuninayaan qabsashada Ciidanka qaranka Somaliland ee Magaalada Taleex. Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo maanta […]

Continue reading …

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika U Qaabilsan Dawlada Ingiriiska Hargeysa(Salaanmedia.com)April.16.2104-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka. Kulankan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayaa kadib makii u soo idlaaday waxaa […]

Continue reading …

Ciyaar Xiiso Badan Oo Dhex Martay Xildhibanada Golaha Degaanka.Wariyasha Togdheer iyo Kooxda Waayo-Arag Burco (salaanmedia.com)-Ciyaar Xiiso Badan ayaa Maalintii Shalayd ahayd Garoonka Cusub Ee Magalada Burco ku Dhex Martay Xildhibanada Golaha Degaanka Oo ay iskashanayaan Wariyasha Gobalka Togdheer iyo Kooxda Ciyaartoyga Waayo-Arag Ee Gobalka Togdheer, Ciyaartani Oo ahayd Mid ay Si Baladhan Uga soo Qayb-Galeen […]

Continue reading …

Waa Sidee Xaalada Dagmada Taleex Kadib Qabsashadii Ciidanka Qaranka Somaliland Hargeysa(Salaanmedia.com)April.16.2104-Xaalada guud ee Dagmada Taleex ee ka tirsan Gobalka Sool ayaa saaka dagan kadib markii ay maalintii shalay ahayd ciidmada qaranka Somaliland ay si nabad ah ula wareegeen gacan ku haynta Magaaladaasi. Wararka Shabakada Caalamiga ah ee Salaanmedia.com ay ka helayso Magaalada Taleex ayaa sheegaya […]

Continue reading …

Xukuumadda Oo Xabsiga Ka Sii Daysay Koox Ka Tirsanayd Maamulka Xarshin Hargeysa(Salaanmedia.com)April.16.2104- Qaar ka tirsan Ehelada Maayarkii Xarshimeed ee ka baxsaday Saldhiga Dhexe ee Hargeysa ayaa Sheegaya in Xukuumadda Somaliland sii daysay kooxdii ka tirsanayd Maamulka Xarshimeed ee Booliiska Somaliland ka soo qab qabteen.deegaanka.Sayla. Ehelada maayarka Xarshimeed oo qaarkood yihiin Reer Somaliland ayaa ku doodaya […]

Continue reading …

Booliiska Ceerigaabo Oo Si Xun U Garaacay Islamarkaana Xabsiga U Taxaabay Garsoore Ka Tirsan Maxkamadda Gobolka Sanaag Ceerigaabo(Salaanmedia.com)- Askar ka tirsan Booliiska Gobolka Sanaag oo uu watayTaliye ku-xigeenka qaybta Booliiska ayaa saaka garsoore ka tirsan Maxkamadda Gobolka Sanaag isugu daray xadhig iyo garaacis, iyagoo wakhtigaas ku sugnaa xarunta Maxkamadda Gobolka. Garsooraha la xidhay oo magaciisa […]

Continue reading …

Ciidamo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay waxa ay weerar dagaal ah ku qaadeen Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbadda hoose, halkaasi oo uu weli ku sugan yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa. Dagaalkaan oo ahaa mid aad uculus, ayaa waxaa la sheegayaa inuu ka dhashay khasaaro dhimasho ah iyo dhaawac ah oo soo gaaray […]

Continue reading …
Daawo Muqaal.. Cali Khaliif Galadh iyo qaar ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay dagaalka Taleex  Somalilandna ku tilmaamay maamul goboleed.
Continue reading …
Gudoomiyaha Gudida Qaban Qaabada Shirka Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Maanta Ay Xiligii Xaraynta Ergaydu ku Eegtahay .. Ergayda Soo Buuxin Wayda Liiskoodana Aanu Anagu U buuxin doono

Gudoomiyaha Gudida Qaban Qaabada Shirka Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Maanta Ay Xiligii Xaraynta Ergaydu ku Eegtahay .. Ergayda Soo Buuxin Wayda Liiskoodana Aanu Anagu U buuxin doono. Riix halkan Salaanmedia/Hargaysa

Continue reading …
Daawo Muqaal…Waraysi dheer oo dhinacyo badan taalanaya oo la-la yeeshay musharaxa madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga UCID .Jamaal Cali Xuseen.
Continue reading …

            HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO.

Continue reading …

Tuesday, April 16th, 2014 DHAGEYSO… Wasiirka Warfaafinta Puntland Oo Ka Hadlay Qabsashada Ciidamada Somaliland Ee Taleex, Hanjabaad Kululna Hawada U Mariyay Madaxweyne Silaanyo Apr 15,2014 Hargeysa(SM)-DHAGEYSO : Wasiirka Warfaafinta Puntland Oo Ka Hadlay Qabsashada Ciidanka Somaliland Qabsadeen Taleex- http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2014/04/39397.mp3 Salaanmedia/ Hargeysa 

Continue reading …