Madaxda Juba Land Oo Amar Ku Bixiyay Inaan Cid Ruqsad Ka Haysata Mooyee Cid Kale Kaso Dagi Karin Garoonka Kismaayo

Salaanmedia. 27 may Madaxda Maamulka Jubaland ayaa Amar buuxa ku siyay dhaman dad kasoo dagaya garoonka kismaayo in aan laga Bilaabo maanta loo  cid aan ka haysan ruqsad maamulka juba land  inay kasoo dagto garoonka .

Sida la ogyahay wax shalay gaadhay magaladsi wafti uu hogaminayo wasiirka arrimaha gudaha somalia , Gashandhiga , Warfafinta ,Sarakil Ka tirsan Amizom iyo xildhibano  kale ayaa wali ku xaniban gudaha garoon kismaayo loona diday inay galaan magalada.

Maamuulka juba land ayaa ku eedeyay saraakisha dawlad ee wafti hogaaminaya inay kala qaybinayaan dadka deeganka Jubooyinka Iyo Gedo.

Salaanmedia/Mogdisho