Germany ( SM) halkan ka daawo sawiro xaflad 22 guurada 18 may ee ka dhacday wadanka germany oo ay ka soo qayb galeen wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada somaliland ee ka dhacday magaalada kassal daawo xfladan oo si weyn loo soo agaasimay.
SALAANMEDIA/GERMANY